Home Jobs

Jobs

Cabdirashiid Janan oo ka baxay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo iyo wararkii ugu dambeeyey

BUAALE ONLINE:Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa waxa uu galabta iskaga baxay magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo, oo galinkii hore ee maanta...

Ciidamada dowladda oo la wareegay Beled-Xaawo iyo Doolow

BUAALE ONLINE:Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo heer federaal ah ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degmooyinka Beledxaawo...

Gaadiid dagaal oo gaaray Beled-Xaawo iyo wararkii ugu dambeeyey

BUAALE ONLINE:Gaadiid dagaal oo ay leeyihiin ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay gaaray degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo oo dhowaan ay qabsadeen...

Dowlada Somalia oo hub iyo gaadiid ka dajisay degmada Doolow ee gobolka Gedo.

BUAALE ONLINE: Diyaarad siday gaadiid dagaal iyo hub fara badan ayaa lagu soo warramayaa inay saaka ka degtay garoonka degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ilo...

DF oo war kasoo saartay ‘faro-gelinta siyaasadeed iyo midda amni ee Kenya ay ka...

BUAALE ONLINE: Dowladda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay ka xun tahay faragelin siyaasadeed iyo mida amni, oo ay sheegtay in...

Maamulka Beled-Xaawo oo war kasoo saaray ciidamada qabsaday degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo

BUAALE ONLINE: Maamulka degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa ka hadlay ciidamada dowladda Soomaaliya ee shalay la wareegay gacan ku haynta magaaladaas. Ciidamada dowladda ayaa...

Faarax Macalin oo shaaciyey sir culus oo Jubaland

BUAALE ONLINE : Faarax Macalin oo horey u ahaa guddoomiye ku-xigeenka baarlamanka Kenya ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ay ciidamada Kenya ka wadaan Gobolka Gedo. Faarax...
- Advertisement -

MOST POPULAR

HOT NEWS