Axmed Madoobe Oo Culees Kaloo Ciidanka Dowlada Federaalka Ah Kaga Furmay Dhoobleey

0
136

DHOOBLEEY, February 10, 2020:- Sida aan ku heleyno warar lagu kalsoon yahay waxaa ilaa shalay ka jiray magaalada xadka ku taalo ee Dhobleey dhaqdhaqaaq ciidan iyo cabsi inuu iska horimaad ka dhaco labada ciidan ee kala ah kuwa Dowlada Federaalka iyo ciidanka Axmed Madoobe.

Sida wararku deegaanka sheegayaan waxaa shalay galinkii dambe dhacay israsaaseen kooban oo dhalisay dhaawac.

Ciidanka X.D.S oo fariisin u aheed magaalada Dhoobleey tan iyo 2015kii oo aqlabiyadooda ka soo jeedo jubada dhexe ayaa dhoor jeer gadood salka ku hayay cadaalad daro sameeyay. Ciidankaan oo gaaray boqolaal ayaanaan ka amar qaadanin maamulka Axmed Madoobe.

Subaxnimadii Saakay ayaa isgaarsiinta magaalada hawada laga saaray sababo aan la sheegin ayadoo dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo magaalada.

Waxii waroo kasoo kordho halkan kala soco.

Buuaale Online

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.